Daraasad laga sameeyey Muslimiinta ku nool Norwey oo arrimo argagax lagu ogaaday

Sanadkii la soo dhaafay ee 2022, waxaa dalkan Norway soo galay ku dhawaad 58.000 qof oo ajnabi ah, taasoo tirada ajaaniibta Norway ku nool ka dhigeyso inay tiro ahan gaarayaan 877.000 qof, Sida lagu sheegay tirokoob ay sameysay wakaaladda tirokoobka iyo xog uruurinta ee SSB. Ajaaniibta ugu badan ee sanadkii hore soo galay Norway ayaa … Continue reading Daraasad laga sameeyey Muslimiinta ku nool Norwey oo arrimo argagax lagu ogaaday